Gudiga Doorashada Daban ee Heer Gobol Puntland ayaa Manta Shaaciyay in La ay Bilaabatay Shaqdi Dooorshada Xubnaha Aqalka Hoose Lana Diiwaan Galinayo Mushariinta iyo Ergooyinka Codkooda Dhiiban Dooona Marka La Gaaro 5 Bisha Novembar, Markaas oo Lagu tartami Doono 12 Kursi oo ka Mid ah 37 Kusi oo Puntland u Matali Dooono Dawlada Dhexe .