TOOS U DHAGEYSO:- Cabasho Kasoo Yeeraysa Qaar Kamid Ah Beelaha Daga Deegaanada Puntland.

0

Qaar ka Mid ah Beelaha Puntland Ku Dhaqan ayaa Walaac Daran Ka Muujiyay Sida ay u Socoto Soo Xulista Ergooyinka Dhawaan Lagu wado inay u Codeeyaan Musharaxiinta Doonayaa inay u Tartamaan Xubinimada Aqalka Hoose ee Baarlamaka Soomaliya .

Waxgaradka Besha Ciise Maxamuud oo manat Qarkoood Hadlay waxay Ka Digeen in La Marin Habaabiyo Dooorashada Xubnaha Aqalka Hoose Siiba Kursiga Reerku uu Ku Leeyahay Aqalka Hooose .

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO