TOOS U DHAGEYSO:- Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq.(Nabadoon Cismaan Gurxan Muuse Oo Ka Hadlay Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Caabudwaaq, Dagaalka Gaalkacyo Iyo Sanad Guurada 1-aad Ee Geeridi Gen. Dhagabadan)

0

Caabudwaaq, 02-da Nov -2016:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ay Idiin soo Gudbinaysaa Barnaamijkii “Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq” oo ah Barnaamij Habeen Walba aan ku Faaqidno Dhacdooyinkii ugu Dambeeyay ee ka dhacay Deegaanada Waqooyiga Galgaduud.

Barnaamijkeena caawa waxaan kusoo qaadanaynaa Nabadoon Cismaan Gurxan Muuse Cawl (Cismaan Cune) Oo Si caro leh uga hadlay Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay maanta magaalada Caabudwaaq, Dagaalka Gaalkacyo Iyo Sanad Guurada 1-aad Ee Geeridi Gen. Dhagabadan.

Baraamijkan ayaa waxaa si toos ah uga dhageysan kartaa habeen walba shabakada caalamiga ah ee Allgalgaduud Media marka laga reebo habeenka Jimcaha ee Sabtida soo galeyso.

Waxaa Barnaamijkeena soo Diyaariyay Halkaana kasoo Jeedin doona Wariyaheena Cumar Laki Man isagoo ku sugan magaalada Caabudwaaq.

Halkaan Hoose ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq.

Wariye Cumar Siciid Cabdiraxmaan (Laki Man)
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media
Caabudwaaq, Soomaaliya