TOOS U DHAGEYSO:- Shacabka Magaalada Caabudwaaq oo Bilaabay Dhismaha Wado Muhiim ah oo ku taala Bartamaha Magaalada.

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in shacabka magaaladaas ay blaabeen dhismaha wado marta bartamaha magaalada Caabudwaaq.

Dhismaha wadadan ayaa waxaa ka qayb qaadanaya dhamaan qaybaha bulshada magaalada Caabudwaaq.

HOOS KA DHAGEYSO