Madaxa Arimaha Bulshada Caabudwaaq Muuse Maxamed Axmed “Inji” oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Allgalgaduud Media ayaa waxa uu ka war bixiyay xaalada magaalada Caabudwaaq iyo waxa u qabsoomay mudadii uu xilka hayay.