Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa waxa uu khudbad ka jeediyay munaasabada lagu dooranayay Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle taasoo ka dhacday maanta magaalada Jowhar.