Musharax Maxamed Cabdi Waare oo ka mid ah musharixiinta u tartamaysa Madaxtinimada maamulka Hirshabeelle ayaa qudbad dhinacyo badan taabanaysa ka horjeediyay baarlamaanka Hirshabeelle.
Musharaxa ayaa ka hadlay taariiq nololeedkeesii kaasoo ay ka muuqatay waayaragnimo shaqo oo uu gobolo badan oo dalka ah ka soo shaqeeyay, Arrimaha uu ka hadlay oo uu musharaxu tilmaamay inuu wax ka qabanayo ayaa waxaa kamid ahaa:-