Musharax Cali Taakoow oo ka mid ahaa musharixiinta u tartamaysa Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle ayaa qudbad dhinacyo badan taabanaysa ka horjeediyay baarlamaanka Hirshabeelle.