TOOS U DHAGEYSO:- Madaxweyne Ku Xigeenka Cusub Ee Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Guudlaawe Oo Khudbad Ka Jeediyay Madasha Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle.

0

Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa goordhaw Madaxweyne ku xigeen u doortay Cali Cabdulaahi Guudlaawe oo ka guuleystay musharaxii la tartamayay oo ahaa Cali Xasan Taakow

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ayaa shaaciyay in Doorashada Madaxweyne ku xigeenka uu ku guuleestay Musharax Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe oo helay codad gaaraya 87-cod halka Musharax Cali Xasan Taakow uu helay 10- cod ,waxaana codadkooda dhiibtay 97 xildhibaan.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media