Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa waxa uu khudbad ka jeediyay munaasabada lagu dooranayay Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle taasoo ka dhacday maanta magaalada Jowhar.