DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH:- Abaaro Iyo Biyo La'aan Xoogan Oo Saameeyay Dadka Iyo Duunyada Oo Ka Jira Deegaano Badan Oo Hoostaga Dagmada Balanballe.

0

Deegaano katirsan Gobollada Dhexe waxaa ka Jira abaaro Xoogan oo saameeyay Dadka iyo Duunyada iyadoo meelaha qaar laga soo sheegayo in laba sano kadib hadda ay dareemayaan saasaan ah filasho Roob.

Dagmada Balanbale oo ka tirsan oo tirsan Gobolka Galgaduud ayaa ka mid ah Meelaha ugu daran ee laga dareemayo Roob la’aanta iyadoona xooluhu iyo dadkuba ay la daalan dhacayaan Haraad Baahsan.

Jaamac Maxamed Faarax oo kamid ah Dadka Deegaanka Balanballe waxa uu Warbaahinta Allgalgaduud Media uga waramay Heerka Abaaro ee Deegaanka waxaana Waraystay Cumar Laki Man oo ku sugan Xafiiskeena Magaalada Caabudwaaq.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Wariye Cumar Laki Man
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media
Caabudwaaq, Soomaaliya

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media