Nabadoon Xaad oo ka mid ah Nabadoonada ka soo jeeda Deegaanada Galmudug ayaa ka hadlay Dagaalka Magaalada Gaalkacyo ka soconayo.
Nabadoonka ayaa Waxa uu sheegay in colaada Gaalkacyo ka taagan muhiim in ay tahay in la joojiyo, oo labada dhinac ay tanaasul sameeyaan, si shacabka halkaasi ku nool ay u helaan nolol wanaagsan.
Nabadoon Xaad ayaa sidoo kale ugu baaqay Madaxda Dowladda iney Ciidamo dheeraad ah oo fara badan ay geeyaan Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan qeybta uu dagaalka ka soconayo.
Hoos ka Dhageyso Codka:-