DHAGEYSO:- Galmudug oo beenisay in Dagaalka Gaalkacyo ay Dowladda Federaalka qeyb ka tahay, eedeyna u jeedisay Puntland

0

 

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caddaaladda  Maamulka Galmudug Maxamuud Guure Guuleed ayaa sheegay in aysan jirin Wararka sheegay in Dowladda Dhexe ay qeyb ka tahay dagaalka Magaalada Gaalkacyo,waxaana wax laga Xumaado uu ku tilmaamay hadalka Puntland.

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caddaaladda Galmudug ayaa sidoo kale ku Eedeeyay Madaxda Puntland in ay ku Fashilmeen Siyaasadda islamarkaana ay Qaldayaan Shacabka Reer Puntland sida uu hadalka u dhigay

Waxa uu sheegay Dowladda Dhexe inaysan doorkeeda aheyn ka qayb qaadashada dagaalada noocaasi oo kale ah, balse dirirta ay u dhaxeysay Galmudug Iyo Puntland.

Hoos ka Dhageyso Codka:-