Caabudwaaq: 11-OCTOBER-2016:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ay Idiin soo Gudbinaysaa Barnaamijkii “Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq” oo ah Barnaamij Habeen Walba aan ku Faaqidno Dhacdooyinkii ugu Dambeeyay ee ka dhacay Deegaanada Waqooyiga Galgaduud.
Barnaamijkeena caawa waxaa marti inoogu ah Ugaas Cabdirashiid Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle.
Baraamijkan ayaa waxaa si toos ah uga dhageysan kartaa habeen walba shabakada caalamiga ah ee Allgalgaduud Media.
Waxaa Barnaamijka soo Diyaariyay Halkaana kasoo Jeedin doona Wariyaheena Cumar Laki Man.