Suldaan Cabdicasiis Cumar Daad (Bayle) ayaa waxa uu baaq u diray Maamulada Puntland iyo Galmudug ee ku dagaalamaya magaalada Gaalkacyo inay si deg deg u joojiyaan colaada ka aloosan magaaladaas.