DHAGEYSO:- Gudoomiyaha Magaalada Kismaayo “ Waa been Cid I Xirtay Ma jirto, Waana Been Aniga Masuul Ayaa Ahay La Ima Xiri Karo”..

0

Guddoomiyaha Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose Ibraahim Maxamed Yuusuf (Timo jilic) ayaa beeniyay in lagu Xiray Magaalada Kismaayo.

Guddoomiye Timojilic ayaa sheegay in Wararkaas ay yihiin kuwo aan sal laheyn islamarkaana Dadka Warkaasi Faafiyay ay yihiin kuwo ka soo horjeeda Ammaanka ka jira Degaanada galmudug.

Sidoo kale Guddoomiye Ibraahin Timajilic ayaa intaas raaciyay in Ammaanka Magaalada Kismaayo uu yahay mid Wanaagsan.

 

 

Hoos ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha:-