DHAGEYSO SHIR JARAA’ID:- Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo ku dhawaaqay Natiijada Imtixaanka, kana hadlay Arrimo Xasaasi ah

0

Wasaarada Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ayaa waxay qaaday imtixaan mideysan sanadkii labaad taariikhdu marka ay ku beegneyd 28- kii may 2016 waxuuna socday muddo asbuuc ah oo ku ekeed 1-juun 2016.

Hadaba Wasaarada waxbarashada dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay natiijadii ay ardayda Soomaaliyeed ka keensadeen imtixaankaasi.

Wasiirka wasarada waxbarashada dowladda Soomaaliya Cabdiqaadir Cabdi Xaashi ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay maanta soo bandhigtay natiijadii imtixaanka.

Hoos ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Wasiirka:-