DAAWO VIDEO:- Abwaan Guure oo Runta u sheegay Madaxweyne Xasan heekh, uguna baaqay inuu mar dambe isa soo sharaxin

0

Abwaan Cismaan C/llaahi Guure oo ka mid ah Abwaanada Soomaaliyeed ee Xog ogaalka u ah Dhibaatooyinkii Dalka Soomaray ayaa mar uu Qudbad ka jeedinayay Kulan Muqdisho ka dhacay oo ay soo agaasimeen Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya islamarkaana uu ka qeyb galay Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali sharmaare ayaa sheegay in Burburka Soomaaliya uu soo bilaawday markii Dowladdii Milatariga ay Afgambiga ku qabsatay Dalka islamarkaana Xilka laga tuuray Dowladdii Rayidka aheyd.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-