Hal Qof ayuu dhaawac ka soo gaaray kadib markii Gaari uu watay uu jiiray Gaari ay wateen Ciidanka AMISOM,gaar ahaan kuwa Uganda,waxaana ay isku dayeen in ay isaga tagaan.
Shilka ayaa ka dhacay ka soo horjeedka Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya,waxaan ay Ciidanka AMISOM iskudayeen in ay ka tagaan,waxaana Dadweyne ka carooday falakas ay ku hor istaageen Isgoyska Soobbe ee Magaalada Muqdisho.
Qof ka mid ah Dadkii ka agdhawaa ayaa sheegay in Dadka shacabka ay ah Gaadiid ku hor jareen Ciidanka AMISOM,Ciidanka AMISOM-na ay halkii taaganyihiin.
Hoos ka Daawo Sawirada:-