Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Siyaad Axmed Saleebaan Cabdalla.

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa xalay fiidkii oo ay taariikhdu ahayd 03-07-2016 ku geeriyooday magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka Allaha u Naxariistee Marxuum Siyaad Axmed Saleebaan Cabdalla.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Siyaad Axmed Saleebaan Cabdalla, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Saleebaan Cabdalla,Reer Maxamed Siyaad Barre gaar ahaana S/G Axmed Saleebaan,Suuban Maxamed Siyaad, Deeqa Axmed, Luul Axmed iyo dhamaan asxaabtii uu ka baxay Marxuum Siyaad Axmed Saleebaan Cabdalla, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Siyaad Axmed Saleebaan Cabdalla, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Siyaad Axmed Saleebaan Cabdalla janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacsiyeed Oo Tiiraanyo Leh Diraya.

Dhamaan Jaaliyadaha Galguduud Iyo Jubbooyinka ee dalka Dibeddiisa.

tacsiii