TOP DHAGEYSO: Madaweynihi Hore Ee Galmudug Maxamed Axmed Caalin ” Gudigan Uu Xasan Sheekh Magacaabay Qas Iyo Foowdo Hor Leh Ayuu Horseedayaa”.

0

Madaxweynihii Hore ee maamulka Galmudug Maxamed Axmed Caalin Oo Maanta la Hadlay xogta Galmudug ayaa waxaa uu ka soo horjeestay Gudiga Doorshada ee dhawaan uu Magacaabay Madaxweynaha Dowlada Soomaliya Xasan Sheikh Maxamuud

Caalin ayaa sheegay in horay uu u jiray Gudiga Doorsho islamrkana aysan Garaneynin Waxa keenaya Magacaabista Gudigani cusub isagoona ka digay in uu dhasho qilaaf soo kala dhax Gala Dowlada Soomaliya iyo Maamulada Dalka.

Isku soo wada duuboo Madaxweyihii Hore ee Galmudug Maxamed Axmed Caalin ayaa ugu dambeyntii waxaa uu sheegay in lagu dag degay magacaabista Gudigaani cusub isagoona Dhinac kale ka digay Dib u Dhac ku yimaada Doorshada Soomaaliya.

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso