Wasiirka Arrimaha gudaha ee Maamulka Somaliland Cali Maxamuud Waran Cadde oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Dowlada Federaalka Soomaaliya ay hurineyso colaad hor leh oo ku aadan iska hor keenta Somaliland iyo Dowlada.
Wasiirka ayaa sheegay in Somaliland aysan xubno ku lahayn, kuna lahaan doonin guddiga doorashooyinka ee uu Magacaabay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Waxa uu sidoo kale sheegay in ay Somaliland ay ka madax banaantay arrimaha Dowlada Soomaaliya isla markaana aysan shaqo ku lahayn Siyaasada Dowlada.
Hoos ka Dhageyso Codka:-