Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Max’uud ayaa dhawaan ku dhawaaqay Guddi doorasho oo ka shaqeynaya habka ay u dhaceyso doorashada Dhamaadka Sanadkan ka dhaceysa Dalka.
Guddigan oo ka kooban 22 Xubnood oo ka kala socda Dowladda Federaalka ah,Maamul Goboleedyada iyo Ururrada Bulshada Rayidka ah ayaa waxaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay Siyaasiyiinta iyo Dadweynaha Soomaaliyeed.
Qaar ka mid ah shacabka Muqdisho ayaa arrimahaasi si adag kaga hadlay kuna aragti duwanaaday.
Hoos ka Dhageyso Codadka:-