DHAGEYSO:- Xaalad adag oo laga soo sheegayo Magaalada Balad Xaawo iyo Cuduro ka dilaacay

0

Gudoomiye ku Xigeenka magaalada Balad Xaawo ee gobolka Gedo Bille Ibraahim ayaa ka warbixiyay cudurka Daacuunka oo ka dilaacay qeybo ka mid ah Magaalada Balad Xaawo.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay yar tahay adeegyada bulshada ee Magaalada.

Gudoomiye ku Xigeenka magaalada Balad Xaawo ee gobolka Gedo Bille Ibraahim ayaa tilmaamay in ay muhiim tahay in gurmad deg deg ah lala soo gaaro shacabka Magaaladaasi.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay ku dadaalayaan sidii dhaqaatiir aqoon leh oo bulshada wax u qabata ay u keeni lahaayeen Magaalada Balad Xaawo ee gobolka Gedo.

 

 

Hoos ka Dhageyso Codka:-