DHAGEYSO WAREYSI KULUL:- Xildhibaan ka tirsan Galmudug oo si adag u difaacay Madaxweyne Cabdi Kariin, Fariinna u diray Gudiga Muqdisho looga dhawaaqay

0

Qaar ka mida xildhibaanada dowlad gobaleedka Soomaliyeed ee Galmudug ayaa waxa ay ka digeen in la iska horkeeno shacabka Galmdug xilli dhawaan Siyaasiyiin ka soo jeeda deegaanada Galmudug ay Muqdisho kaga dhawaqeen Guddi loogu magac daray gudiga badbaadinta Galmudug

Xildhibaan Mahad Cilmi oo ka mida Baarlamaanka Galmudug ayaa waxa uu ka digay in la iska horkeeno shacabka Galmudug xlili dhawaan la filayo in Galmudug laga soo xulo dadkii Galmudug u matali lahaa kuraasta baarlmaanka dalka

Waxaana uu shegay in xilligaan aan loo baahneen in shacabka la iska horkeeno madaama dadka ay doonayan in nabad lagu wada noolaado.

HALKAAN KA DHAGEYSO