Wasiirkii hore ee waxbarashada dawladda Puntland Dr Cali Xaaji Warsame oo hadda kusugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa si durugsan uga hadlay xaaladdaha Siyaasadeed ee dalka iyo Hiigsiga ay Soomaaliya ay ku hiigsanayso doorasho dhawaan laga filayo.
Wasiirkii hore ee Waxbarashadu wuxuu si faahfaahsan uga hadlay xaalado badan oo ka jira Siyaasadda Soomaaliya, sidaas oo kale ujeedada uu Dr Cali Xaaji u soo galay arrimaha Siyaasadda ayaa kamid ahaa waxyaabaha uu wareysigan uga hadlay.
Cali Xaaji wuxuu wareysigan siiyey Tv-ga Somalichanel, isagoo si faahfaahsan uga hadlay arrimo badan.
HALKAAN KA DAAWO