Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 03-09-2015 ku geriyooday Magaalaga Muqdisho Allaha u Naxariistee Marxuumad Baahilo Xasan Cade Jaamac.
Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Baahilo Xasan Cade Jaamac, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Xasan Cade Jaamac, Gaar ahaan Deeq Cabdulle Nuure iyo Caruurti Iyo Asxaabti Marxuumad Baahilo Xasan Cade Jaamac, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka wada siiyo qooyska iyo qaraabada ay ka baxday Allaha u Naxariistee Marxuumad Baahilo Xasan Cade Jaamac, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Baahilo Xasan Cade Jaamac Janadi Fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.
Waxaa Sidoo Kale Diraya Dhambaal Tacsiyeed.
Xasan Cali Cumar
Daahir Cali Cumar
Cabdullaahi Raytaan Nuure