TOP DHAGEYSO WAREYSI : Afhayeenka Galmudug ” Maamulkeenna Qofna Caqabad Kuma Aha”

0

Afhayeenka Maamulka Cadaado ee Galmudug Cabdirsaaq Socoto Oo Wareysi gaar Ah Saaka siinayay Shabakadda All-Galgaduud Media ayaa Ka Warbixiyay Xumnaha Cusub ee Golaha Wasiiradda Kuwaas Oo Uu Xalay magacaabay madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xusseen Guuleed.

Wuxuu Ka Hadlay Xumnaha Cusub Ee Golaha Wasiiradda, Sidoo kalanna Wuxuu Sheegay in Maamulkaan Uusan cidna Caqabad ku aheyn.

Ugu Danbeyn Ayuu sheegay in xumnaha Cusub ee wasiiradda Galmudug Ay Howlo badan Horyaalaan.

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA: