Ciidamada Maamulka KMG ah ee Koonfur Galbeed oo ay Caawinayaan Ciidanaka DFS iyo Kuwa AMISOM ayaa Bilaabay Howlgal Baaxad leh oo la doonayo in Gobolladaasi looga Saaro Ururka Alshabaab.
Ciidamada ayaa waxaa usuura gashay in Deegaano muhiim ah ay ka saaraan Ururka alshabaab iyagoona kusii siqaya Deegaanada wali ay ku harsan Kooxda Alshabaab.
Xasan Xuseen waa Wasiirka Hub Dhigista iyo Dhaqan celinta Maleeshiyaadka ee Maamulka Koonfur Galbeed, Waxa uu All Galgaduud Media uga waramay Howlgaladaasi Soconaya.
Wariye Cumar Laki Man oo ka tirsan Allgalgaduud Media ayuu uwaramay Wasiirka.
Halkaan Hoose ka dhagayso Waraysiga oo dhamaystiran: