Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa usuura galay in alshabaab ay ka qabsadaan Deegaanohdowr ah oo ka tirsan Gobolka Baay Gaar ahaan Duleedka Magaalada Buurhakaba.
Madaxa Siyaasadda Magaalada Buurhakaba Xuseen Maxamed Cali Maankaalow oo waraysi gaar ah siiyay Allgalgaduud Media ayaa sheegay in Ciidanka Huwanta ay qabsadeen Saddex Tuulo oo hoos taga Buurhakaba kuwaasi oo qaarkood ay dagaal kula wareegeen qaarna ay si nabad galyo ah ku qabsadeen.
Hadaba Wariye Cumar Laki Man oo ka tirsan Allgalgaduud Media ayaa arimahaasi ka wareestay Madaxa Siyaasadda Buurhakaba.
Halkaan Hoose ka dhagayso Waraysiga oo dhamaystiran: