Waxaa wali Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Galmudug ka soconaya Howlgal lagula dagaalamay Kooxaha Hubaysan ee ku sugan Magaaladaasi.
Howlgalladdii ugu dambeeyay ee Cadaado ka dhacay waxaa lagu soo qabqabtay Tiro Maleeshiyaad ah oo Hubaysan sida uu All Galgaduud Media u xaqiijiyay Daahir Caseer oo ka mid ah saraakiisha Ciidanka Maamulka Galmudug ee Cadaado.
Daahir Caseer ayaa sheegay in ay ku howlan yihiin xasilinta Amniga magaalada isla markaana Howlgalkooda ay sii wadayaan inta la ciribtirayo Kooxaha Hubaysan eek u Howlan Falalka Amaan Darida ah.
Halkaan Hoose ka dhagayso Waraysiga Daahir Casayr: