HOT NEWS : Guddoonka Barlamaanka” Wali Laguma Darin Ajendayaasha Baarlamanka Mooshinkii Madaxweynaha Laga Soo Gudbiyay.

0

Guddoonka sare ee Baarlamanka soomaliya ayaa sheegay in uusn ku jirin ajendayaasha Baaralamanka soomaliya Mooshinkii dhawaan laga soo Gudbiyay Madaxweynaha soomaliya mudane xasan sheikh Maxamuud

Gudoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Baarlamanka soomaliya  Mahad cabdi Cawad oo la Hadlay Warbaahinta dowlada ayaa sheegay in aysan jirin wararka ku aadan in Gudoonka sare ee Baarlamanka soomaliya uu ajendihiisa ku daray mooshinkii dhawaan laga soo Gudbiyay Madaxweynaha soomaliya Mudane xasan sheikh Maxamuud

Dhawaan ayay aheyd markii qaar kamid ah xildhibaanada Baarlamanka soomaliya ay Mooshin ka Gudbiyeen  Madaxweynaha soomaliya xasan sheikh Maxamuud oo Haatan ah Madaxweynaha dalka