HAMBALYO! Tahniyad ku socota Meherka Lamaanaha Cusub ee Sharma’arke Cabdi-weli Sheekh Axmed iyo Nasteexo Maxamed Aadan.

0

Waxaa maalintii Arbacada ahayd oo ku beegan 26. 8. 2015 magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya uu meherkoodu ka dhacey Lammaanaha cusub ee Sharma’arke Cabdi-weli Sheekh iyo Marwadiisa Nasteexo Maxamed Aadan.

Dhammaan ehelada iyo asxaabta aan magacyadooda hoos ku xusi doono ayaa iyagoo aad ugu faraxsan waxay halkaan Hambalyo iyo Tahniyad aan lasoo koobi karin oga dirayaan Lammaanahaan cusub ee Sharma’arke iyo Nasteexo, kuwaasoo  Eebbe oga baryayo inay isku waaraan ubad kheyr qabana kala helaan. Aammiin Aammiin!

Waxaana ehelada iyo asxaabta Hambalyada iyo Tahniyadda dirayo ay magacyadoodu kala yihiin sida hoos ku xusan:-

1). Maxamed Daahir Xirsi Dhudi

2). Cabdi Aadan Barre

3). Cali Aadan Barre

4). Maxamuud Aadan Barre

5). Cabdirsaaq Aadan Barre ( Jareerre)

6). Sahra Aadan Barre

7). Daahir Faarax Afdheere

8) . Shariifo Aadan Barre

9). Faadumo-Siraad Xaashi Ugaas Xirsi

10). Muraayad Axmed Dhudi

11). Axmed Aadan Barre

12). Farxiyo Aadan Barre

13). Shamhaad Aadan Barre

14). Leylo Aadan Barre

15). Hibo Aadan Barre

16). Aadan Iimmaan Axmed

17). Saxardiid Iimmaan Axmed

18). Siyaad Iimmaan Axmed

19). Sahra Iimmaan Axmed

20). Cabdiqaadir Shariif Dool

21). Ifraax Shariif Dool

22). Nasro Cali Barre

23). Cawrala Axmed Dhudi

24). Habboon Cabdullaahi Ow Cismaan

25). Fartuun Cabdullaahi Ow Cismaan

26). Aareey Mahdi Qoone

 

Daahir. F. Afdheere

Email. Owsame1@yahoo.com

Birmingham, United Kingdom