TOOS U DHAGEYSO : Madaxweynaha Maaamulka Gobolada dhexe Sheikh Maxamed shaakir Oo Lagu soo dhaweeyay Guriceel+Kana hadlay….

0

Magaaladda Guriceel ee Gobolka Galgaduud waxaa Goordhow oo maanta ah gaaray madaxweynaha maamulka Goboladda dhexe ee Ahlusunna Sheikh maxamed Shaakir Cali Xasan Iyadoo halkaasina si diiran loogu soo dhaweeyay,

Waxaa ka qeybqaatay soo dhaweyntiisa qeybaha kala duwan ee bulshadda iyo masuuliyiinta ahlusunna ee Guriceel.

HOOS KA DHAGEYSO KHUDBAD DHEER OO UU HALKAAS KA JEEDIYA