LIVE : Wadooyinka cadaado oo maanta xiran iyo xildhidhaano Gaaray+Faah faahin.

0

waxaa maanta xiran wadooyinka magaalada xarunta u aha maamulka galmudug ee cadaado sababo la xirira imaatinka madaxda dowlada iyo madaxda caalamka oo maanta lagu wado iney ka qeyb galaan heshiiska ahlusana oo maanta heshiis rasmi ah ka gaaray arimaha isfah darida ka dhex jirta,

Sidoo Kale Waxaa Goordhow la filayaa iney gaaraan magaaladda cadaado wafdi kale oo ay hogaaminayaan wasiirka arimaha gudaha wasirro kale iyo wafiid kale oo heer caalami ah.

Dhinaca kale Ahlusunna ayaa la filayaa in heshiiskiisa uu usaxiixo Sheikh Ibraahim Xasan Guureeye oo ah gudoomiyaha sadexda gole ee ahlusunna

ISHA KU HAY ALL-GALGADUUD MEDIA (AGGM) OO KALA SOCO FAAH FAAHINTA.