TOP DHAGEYSO :: Maxey Ka wada Hadleen Madaxda Jaamacadda Carabta Iyo Madaxweyne Xasan ?.

0

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay danjireyaasha dalalka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya.

Madaxweynaha iyo danjireyaasha ayaa ka wadahadley xaaladaha siyaasadda, amniga, dhaqaalaha Soomaaliya iyo xoojinta doorka Jaamacadda Carabta ee dib u dhiska Soomaaliya.

Hadaba Afhayeenka Madaxweynaha Da’ud Aweys ayaa ka waramaya:::