TOP DHAGEYSO : Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabaya Golahiisa Wasiirada+Xog Magacyadda.

0

Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo Magaalada Cadaado ee Xarunta  KMG ah u ah Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulkaasi C/kariin Xuseen Guuleed uu Golaha Wasiirada Maamulkaasi ku dhawaaqayo 26-ka Bishaan oo ah Arbacada Bari ah.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa la sheegay in Golaha Wasiirada uu ku soo dari doono qaar kamid ah Musharaxiintii Xilka kula Tartamay iyo sidoo kale Xubno kamid ah Mas’uuliyiinta Ahlusunna Waljamaaca.

C/kariin Xuseen Guuleed ayaa dhawaan Baarlamaanka Maamulka Galmudug ka Codsaday in la siiyo 15 Maalin oo uu ku soo Magacaabo Golaha wasiirada Maamulkiisa,maadaama ay ka dhamatay Mudadii hore.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka