War Cusub Dhageyso:- Ciidamada Itoobiya oo la wareegay Amaanka Guriceel.

0

Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya ayaa la wareegay gacan ku heynta Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud sida ay xaqiijiyaan Dad Deegaanka ah.

Wasiirka Gaashaandhiga iyo Safiirka Soomaaliya ee Itoobiya Axmed Cabdisalaan ayaa ku sugan Guriceel.

Labada dhinac oo ay ka mid tahay Ahlu Sunna ayaa loo soo jeediyay in ay ka baxaan Magaalada Magaalada inkastoo Ahlu sunna ay ka dhaga adeegayaan dalabkaasi.

Mid Kamid Ah Gaadiidka Ciidanka ithobia Oo Dhexmaraya Gudaha Dhusmareb.
Mid Kamid Ah Gaadiidka Ciidanka ithobia Oo Dhexmaraya Gudaha Dhusmareb.

Cabdiwali Cali Dhuxul oo ka mid ah Dadka Deegaanka ayaa sheegay waxyaabaha la isla soo hadal qaaday ay ka mid tahay Amaanka Magaalada ay la wareegaan Ciidamo  Deegaanka ah iyo kuwa Itoobiya.

Hoos ka dhageyso: