TOP DHAGEYSO:- Puntland iyo Galmudug oo isku heynta Maamulka Deegaanka Saaxo.

0

Dhinacyada Puntland iyo Galmudug ayaa dhinacba dhinaca kale waxa uu ku eedeeyay mas’uuliyada Dagaalada ka soconaya Deegaanka Saaxo ee Mudug.

Gudoomiyaha Mudug ee Galmudug Aweys Cali Saciid ayaa sheegay in Deegaanka la wada dago, iyadoo ay taasi jirto hadana Puntland ay u magacaawday Degmo Deegaanka oo wali aan gaari heerkaasi, sidaasina uu dagaalka ka bilowday.

Hoos ka dhageyso Codka Aweys:

Dhankiisa, Gudoomiye kuxigeenka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur ayaa sheegay in Deegaanka ay u badan yihiin Dadka kasoo jeeda Puntland,sidaasi awgeena ay ka mid tahay Puntland.

Hoos ka dhageyso: