Dhageyso+Sawirro:- Baarlamanaka Puntland oo maanta qalab shaqo lagu wareejieyey 

0
xafaldaaan qalaba lagu wareejinyeye baarlamanak ayaa waxaa goob joog ahaa masuuliyiinta Haydda NDI iyo baarlamabnaka .
gudoomiye ku xigeenka baarlamanka ahana Kusimaha gudoomiyaha baarlamnka Puntland oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan Barlmanka Puntland iyo xoghayaha  baarlamna iyo qaar kamid ah shaqalaha  madasha qalabakaan lagula kala wareegyaya ayaa waxaa ay aheyd xarunta golha baarlamnka
sidoo kale waxaa isna Goob joog ahaa Masuul ka socday Hadda NDI  Abshir jaamac
Qalabaakan oo isagu jiray computoro photo coy – scan – Qalabka waxa lagu duuubo Camera video.
hada NDI ayaa waxaa ay barlamanka ka caawisaaa dhinacayaada taababaradda iyo Agabka shaqadda waxaana ay baarlamanak horay ugula oo shaqaysay dejnta qorshaha Shanata sano oo u  sandkaan ugu horeeyo .
Hoos ka dhageyso codka:
Daawo sawiradda:
vlcsnap-2015-03-08-17h51m04s86 vlcsnap-2015-03-08-17h51m13s166 vlcsnap-2015-03-08-17h51m52s54 vlcsnap-2015-03-08-17h51m58s118 vlcsnap-2015-03-08-17h52m07s207 vlcsnap-2015-03-08-17h52m16s47 vlcsnap-2015-03-08-17h52m29s173 vlcsnap-2015-03-08-17h52m37s252 vlcsnap-2015-03-08-17h52m49s109 vlcsnap-2015-03-08-17h54m20s2 vlcsnap-2015-03-08-17h55m02s160 vlcsnap-2015-03-08-17h56m17s143 vlcsnap-2015-03-08-17h56m27s232 vlcsnap-2015-03-08-17h58m01s164 vlcsnap-2015-03-08-17h58m08s225 vlcsnap-2015-03-08-17h58m11s13 vlcsnap-2015-03-08-17h58m25s154 vlcsnap-2015-03-08-17h58m44s80 vlcsnap-2015-03-08-17h59m24s229 vlcsnap-2015-03-08-18h01m54s193 vlcsnap-2015-03-08-18h02m32s53 vlcsnap-2015-03-08-18h02m40s134 vlcsnap-2015-03-08-18h02m52s251 vlcsnap-2015-03-08-18h03m25s75 vlcsnap-2015-03-08-18h04m28s184 vlcsnap-2015-03-08-18h04m46s120