Wasiiiradda Caafimaadka Xaawo Xasan Maxamed ayaa waraysi ay siisay idaacad ku hadasha Afka Maamulka Gobolka Kaga Hadashay Arrimo Badan oo ku aadan howlaha horyaallo wasaaradeeda.

Guhaad Sheekh Xasan oo ka tirsan waaxda Warbaahinta Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Qaaday waraysigaan.