Top 8 Maarso Toos U Dhageyso: Caabudwaaq Oo Looga Dabaaldagay Maalinta Haweenka Aduunka Ee 8 Maarso (Sawirro)…

0

Maanta oo kale waa maalin soomaaliya iyo guud ahaanba caalamka oo idil isku mid looga xusayo iyada oo ah maalin tix galin u leh haweenka Soomaaliyeed.

Magaalda cabudwaaq ee waqooyiga gobalka galgaduud ayaa maanta waxa si weyn loogu soo dhweeyay 8 marso iyada oo aay ka dhacdeymagaalda xaflad aad u heer sareysay oo ay ka soo qeyb galeen qeybaha kala gadisan ee bulshada Caabudwaaq oo iskugu jira maamulka dowlada fadaraalka ah ee Soomaaliya haweenka , dhalinyarada, ardayda, waxgaradka iyo kooxda xidigaha galgaduud oo ah koox ka dhisan  Magaalada Caabudwaaq.

Ugu horeyn ayaa waxaa xaflada ka hadlay marwo faadumo caanood  oo ka warbixisey ahmiyada aay maanta oo kale lee dahay sidoo kale waxa aay ka hadashay amniga magaalda oo ah mid lagu faani karo

Sidoo kale Khaliif Cabdisamad madaxa arimaha bulshada ee magaalada Caabudwaaq ayaa ka hadlay xafladaan lagu maamuusayay 8marso

Hoos ka dhageyso Warbixinta Uu Wariyaheena Sharmaake Cabdi Khaliif Ka Soo Diray Magaalada Caabudwaaq.

S4050072 S4050073 S4050074 S4050075 S4050076 S4050077 S4050078 S4050079 S4050080 S4050081 S4050082 S4050083 S4050084 S4050085 S4050086 S4050087 S4050088 S4050089 S4050090 S4050091 S4050092 S4050093 S4050094 S4050095 S4050096 S4050097 S4050098 S4050099 S4050100 S4050101 S4050102 S4050103 S4050104 S4050105 S4050106 S4050107 S4050108 S4050111 S4050112 S4050113 S4050114 S4050115 S4050116 S4050117 S4050118 S4050119 S4050120 S4050121 S4050122