War Cusub- Banaanbax Balaaran Oo Maanta Ka Dhacay Buuhoodle (Sawirro).

0

Magaaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn Waxaa Maanta ka Dhacay Banaanbax Balaadhan kaas oo lagaga Soo Horjeeday Maamulka Hargaysa sidoo kalena Lagu Taageerayey Xubnihii Dawlada Soomaalia u Xil Saartay Wada-hadalkii Istanbul Turkia.

Boqolaal Shacabka Reer Buuhoodle ah ayaa Maanta isugu Soo Baxay Garoonka Kubada Cage ee Xabado Waxaana Banaanbaxayaasha la hadlay Masuuliyiinta Maamulka Khaatumo State Waxaana ay Sheegay in Dawlada Soomaaalia ay Wado Wacan u Martay Shirkii maamulka Hargaysa Diiday ee Turkiga.

Hoos ka daawo sawiradda:

P1090658P1090657P1090656P1090655P1090654P1090653P1090652P1090651P1090650P1090645P1090644P1090643P1090642P1090641P1090640P1090639P1090638P1090633P1090632P1090631P1090630P1090629P1090628P1090627P1090626P1090625P1090624P1090623P1090622P1090621P1090620P1090619P1090618P1090617P1090616