Xaalada Deegaanka Saaxo ee gobolka Mudug ayaa lasoo sheegayaa in ayan wali caga badan ku taagneen, kadib markii ay deegaanka ku dagaalameen 2 beel, oo deegaanka wada degta.
Maamulada Galmudug iyo Puntland oo ka jawaabay dagaalkaas ayaa dhinacba dhinaca kale waxa uu ku eedeeyay in uu ku lug leeyahay oo gadaal uu ka riixayo.
Ilaa iyo hada inta la og yahay waxaa dagaalkaas ku dhintay 4 qof, tiro kale kalena wey ku dhawacmeen.
Hoos ka dhageyso Wariye Kawaramaya.