Wafdi uu hoggaaminayo raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud.
Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa safarka ku wehliya raysul wasaaraha, Waxaanna Uu Ka Sheegay Goobtii maanta lagu soo dhaweynayay in dowladdu ay diyaar utahay Dhisidda Maamulka Goboladda Dhaxe ee somaliya.
Hoos ka dhageyso codka wasiirka:
Dhanka kale Reysulwasaare Cumar oo maanta ka hadlayay Goobtii Lagu Soo Dhaweeyay ayaa umahad Celiyay Dhamaan Dadkii ka Qeybqaatay Soo Dhaweyntiisa, Wuxuunna isna ka hadlayaa Ula Jeedka Socdaalkiisa Galgaduud.
Hoos ka dhageyso Codka reysulwasaaraha: