Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud.
Wararka Ayaa Sheegaya in Wafdiga Reysulwasaaraha Lagu Soo Dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Dagmadda Dhuusmareb Waxaanna Garoonka Diyaaradaha Dhusmareb Ku Soo Dhaweeyay Musuuliyiin uu kamid yahay Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Wehliye Cirfo.
Socdaalka Cumar Cabdirashiid ayaa waxa uu daba socdaa qorshayaasha la doonayo in Maamul loogu sameeyo Gobolada Mudug iyo Galgaduud.
La Soco Faah faahinta Haduu alle idmo.