Waxaa wali kacsan Xaaladda Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud halkaasi oo wali uu ka soconayo Dagaal saameysay Dadka Deegaanka ah.
Qof Deegaanka ah ayaa u sheegay Warfidenka in gudaha Magaalada uu Dagaalka ka soconayo ilaa hadana aysan suurtagal aheyn in dagaalka wax badan laga ogaado
Hoos ka dhageyso codka: