(Dhageyso) Somaliya Oo markii Ugu Horeysay Muda Kadib Ka qeybgalay Shirka Shaqaalaha Aduunka.

0

Urur weynaha shaqaalaha Soomaaliya ayaa waxa uu ka qeyb galay shir caalami ah oo lagu soo geba gebeeyay dalka Turkiga.

Shirka oo ay ka qeyb galeen ururada shaqaalaha ee 25 dal, ayaa lagu casuumay saddex dal oo Afrikaan ah oo kala ah, Uganda, Sudan iyo Soomaaliya.

Waxaa shirka looga hadlay wada shaqeyn ay yeeshaan ururada shaqaalaha ee dhammaan dalalka ka qeyb galay.

Gudoomiyaha urur weynaha shaqaalaha Soomaaliyeed, Maxamed Cusman Xaaji ayaa Axmed Xaji Xasan uga warramay shirkaas iyo faa’iidada uu Soomaaliya u leeyahay.

Hoos ka dhageyso codka: