Ergadda Ka Qeybgalaysa Shirka Dib Uheshiisiinta Ee Ka Soconaya Magaaladda Dhusmareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa Ugu Baaqay Dadka Wada Daga Goboladda Dhaxe iney Ka wada shaqeeyaan Dhismaha Maamulka Loosamenayo goboladda Dhaxe, Waxaanna Ay Ku Baaqeen in Laga Gudbo Magacyadda Kala Duwan ee Ay Kala Wataan.
Qaar Kamid Ah Odaayasha iyo Haweenka Ka Qeybgalaysa Shirka Oo Saxaafadda Kula Hadlay Dhusmareeb Waxey Sheegeen iney Tahay Xiligan Fursad Ay Heystaan Dadka Dagga Goboladda Dhaxe ee Dalka Somaliya waxeyna Sheegeen in Loobaahan Yahay in laga fa”aideysto Fursadaasi.
Ugu danbeynna Baaqa Ka Soo Yeeraya Ergadda Ku Shirsan Dhuusmareeb ayaa Ku Soo Aadaya Xilli La Qorsheenayo maamul Loo Sameeyo Goboladda Mudug iyo Galgaduud Sida Qorshuhu yahay.
Hoos Ka dhageyso codkoda: