(Dhageyso) Ahlusunna Oo Caawa shir Jara"id Ku Qabatay Guriceel kana warbixisay dagaalki manta.

0

Afhayeenka Maamulka Ahlusunna ee Goboladda dhaxe Sheikh Cabduqaadir Abuu Yuusuf ayaa Caawa Shir Jara”d Ku Qabtay Dagmadda Guriceel Ee Gobolka Galgaduud.

Waxaa Uu Ka warbixiyay Dagaalkii ka Dhacay dagmadda Guriceel Ee Udhaxeeyay Ciidamadodda iyo Kuwa Dowladda.

 

Hoos ka dhageyso: